Vi har på grund av tekniska problem tillfälligt stängt ner Indra och Indra Analys. Vi arbetar för fullt ihop med vår serverleverantör för att lösa problemet, men har tyvärr ingen prognos på när det kommer vara klart.
Xafiiska Diiwaan Gelinta Fasallada Kore ee Dugsiga Sare ee Gobalka Stockholm (Gymnasieantagningen Storsthlm) waa xafiiska midaysan ee diiwaan gelinta magaalooyinka Ismaamulka Stockholm, Gnesta and Håbo.
Xog ku saabsan sida loo codsado ayadoo ku xiran meesha aad hadda dagan tahay.
Halkaan waxa aad ka helaysaa xogta aad u baahan tahay inaad ka ogaato haddii aadan ku noolayn Sweden marka aad codsanayso Dugsiga Sare.
Waxaa jira barnaamijyada tababarka xirfada labbadaba, iyo barnaamijyada xooga saarta diyaarinta inaad sii kordhiso waxabrashadda xaga jaamacadda ama kulliyada.
Haddii aanad u qalmid barnaamijka qaranka, waa suuragal in la codsado barnaamijka hordhaca ah.
Waxaad ka heli kartaa barnaamijyda oo dhan gudaha Indra.
Si loo galo dugsiga sare, waa lama huraan in la buuxiyo heerka qiimaynta.
Halklan waxaa ah taariikhda muhiimka ah ee codsigaaga.